About Site

Gura Dhamole web site is dedicated to promote peace and development of Gura clan and that of its neighboring pastoral and agro-pastoral clans.
English

Developmental advocacy is its main purpose. It strives to improve the livelihoods Gura pastoral community and its neighbors through enhancement of food security, education, health, water and basic infrastructure development such as roads. We do understand Gura does not live in isolation and collaboration with other clans is not a matter preference but an obligation. We need to change the history of conflicts and absence of development into sustainable peace and thriving economy/livelihood for all. May our Mighty Allah accept our will. Aamiin !!!.     
Somali

Websitka Gura Dhamole
waxaa loo huray si loo daryeelo nabada iyo horumarka degaanka Gure iyo qabaa'ilada deris wadaaga la ah ee xoolo-dhaqatada ah. U doodida horumarku waa ujeeda ugu muhiimsan ee websitka. Waxaa u odorasayaa in la gaaro horumar kor loogu qaadayo qaab nololeedka qabiilka Gure iyo beelaha deriskooda ah. Horumarka damaanada cuntada, waxbarashada, caafimadka, biyaha iyo horumarka aasaasiga sida jidadka oo kale in wax laga qabto ku boorinayaa. Waxaan fahamsanahay qabiilka Gure inuusan meel geeri goan oo keli kuyahay usan ku nooleyn oo ay waajib ku tahay in beeshu beelaha kale iskaashadaan. Waxaan doonaynaa inaan bedelo taariikhda coolada iyo isbeceebka iyo horumar la'aanta oo aan u bedelo beel nabadeed iyo dhaqaale barwaaqo leh. Alle doonisteena ha naga aqbalo. Aamiin!!!

Website Builder